Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal ka fuliye Gobolka Hiiraan

0
Monday July 26, 2021 - 18:01:55 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 461
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal ka fuliye Gobolka Hiiraan

    Howlgal Qorshaysan oo Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya gaar ahaan Guutada 5-aad Qeybta 27-aad ee fadhigoodu yahay Gobolka Hiiraan ay ku qaadeen Maleeshiyada Al-Shabaab ee ku dhuumaalaysanaya Deegaano kamida Gobolka Hiiraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgal Qorshaysan oo Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya gaar ahaan Guutada 5-aad Qeybta 27-aad ee fadhigoodu yahay Gobolka Hiiraan ay ku qaadeen Maleeshiyada Al-Shabaab ee ku dhuumaalaysanaya Deegaano kamida Gobolka Hiiraan.

Deegaanada howlgaladu ay kasoconayaan waxaa kamida Madhooy Hees iyo Deegaano kale oo hoosyimaada Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan

 

Howlagaladan lagula dagaalamayo Argagixisada Al-Shabaab ayaa intii ay socdeen waxa Ciidamadu ay gaareen guulo waaweyn iyadoo Ciidamada Geesiyaasha Xooga Dalka ay khasaaro Xoogan u geysteen Kooxda Argagixisada Al-Shabaab

 

Howlgaladan kasoconaya Qeybo kamida Gobolka Hiiraan ayaa waxaa si wadajir ah u hogaaminaya Taliyaha Guutada 5-aad Qeybta 27-aad ee Ciidanka Xooga Dalka Kornail Maxamuud Xasan Ibraahim.Baakaay iyo Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip