
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kuguleeystay xaqiijinta amaanka inta udhexeeysa Balcad iyo Jowhar.
Iyadoo maalmihii ugu dambeeyay ciidanka xoogga dalka howgalo amniga lagu xaqiijinayay kawadeen inta udhexeeyso magaalooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolka shabeelaha dhexe ayaa waxay kuguuleeysteen inay howlgal kudileen horjoogihii maleeshiyaadkii qaraxyada shacabka soomaaliyeed lagu dhibaateeyn ku aasi jiray wadada udhexeeysa Balcad iyo Jowhar.
Howgalada ayay wali wadaan ciidanka waxaana haatan howlglada ay kasocdaan degaanada ceel-geeloow,qalimoow,
Taliyaha Guutada 3-aad Qeybta 27-aad Xds G/sare Abshir Maxamuud Maxamed Shitaqeey oo lahadlay Idaacadda Ciidamadda Qalabak Sida ayaa sheegay inay kuguuleeysteen inay kasifeeyaan argagixisada qaraxyada ku aasi jiray wada isku xirta Balcad iyo Jowhar.
Taliye shitaqeey ayaa tilmaamay inay sii wadi doonaan hwolgalada lagu ciribtiray maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab ee caadeeystay dhibaateeynta shacabka soomaaliyeed
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kuguleeystay xaqiijinta amaanka inta udhexeeysa Balcad iyo Jowhar.
Iyadoo maalmihii ugu dambeeyay ciidanka xoogga dalka howgalo amniga lagu xaqiijinayay kawadeen inta udhexeeyso magaalooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolka shabeelaha dhexe ayaa waxay kuguuleeysteen inay howlgal kudileen horjoogihii maleeshiyaadkii qar