Taariikhda Cabdi Xaashi

0
Monday January 23, 2017 - 10:48:11 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1819
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taariikhda Cabdi Xaashi

    Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdulahi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdulahi.

Waxbarasho:

1964-1968: Dugsi sare, Madahania-Alam, Harar

1975-1977: Kuliyadda siyaasadd, Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed, Muqdisho

1980-1981: Machadka Maamulka iyo Maareynta, SIDAM, Muqdisho

1985-1990: Kuliyadda Dhaqaalaha, Jaamacadda Umadda, Muqdisho

Shaqo:

1972-1974: Macalin Ceel Jaalle

1974-1975: Qasnajiga guud ee Wakaaladda ONAT, Muqdisho.

1977-1979: Xogheyaha xarumaha waxbasrashada UDHKS

1979-1980: Kaaliyaha 1aad ee gobolka Waqooyi beri, Hargeisa.

1979-1980: Guddoomiyaha degmada Marka

1981-1990: Maareeyaha guud ee golaha murtida iyo madadaalada ama Theater-ka

1979-1990: xubin golaha shacabka Soomaaliyeed.

1991-1992: Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta.

1992-1996: Agaasimaha Maareynta ee Hey’adda Afri-Action.

1997-2004: Agaasmiha Maareynta Tubta Nabadda.

2004-2009: Xubin Baanrlamaan.

2005-2007: Wasiirka Hidaha iyo Dhaqanka.

2008-2009: Wasiirka Caafimaadka

2012-2016: Xubin Baarlamaanka, iyo guddoomiyaha guddiga warfaafinta ee golaha shacabka.

Guddomiye Ku-xigeenka 1aad Ee Aqalka Sare: Abshir Maxamed Axmed Bukhaari

Waxaa uu dhashay June 1970-kii, waxaa uu ku dhashay Xarardheere.

Shaqooyinka uu soo qabtay.

1991-1992: Care International

1996-1998: Hey’adda AMA

1999: BBC Monitoring

2004-2006: Hey’adda CRD, isku duwaha barnaamijyada

2006-2010: Telefishanka Caanka ah ee Al-Jazeera Network

2010-2011: Agaasime Madaxtooyada Soomaaliya

October 15, 2016: Waxaa uu Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) noqdey senator-kii ugu horeeyay ee la doorto. 

 Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad Mowliid Xuseen Guhaad

1977: Dugsi sare, Ganaane

1978-1980: Kuliyadda Saraakiisha

1987-1989: Kuliyadda Maamulka iyo Xisaabaadka, Muqdisho.

1996-1999: Jaamacadda International Logistics, Finland

2001-2003: Jaamacadda Horumarinta waxbarshada iyo nabadda.

Shaqo:

1980-1990: Madaxa guud ee saadka ciidamada xoogga dalka ee Kismaayo.

2003-2014: Milkiilaha Shirkadda KEPA.

2009-2012: Guddoomiyaha shirkadda dhismaha SIRTA.

2014-2016: Xubin ka tirsan milkilayaasha korontada(WAAMO Energy).




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip