Wararka

Qaar ka mid ah Culuma u diin Soomaaliyeed oo booqdey xarunta Ciidanka Booliiska Soomaaliya

0 Visits: 113 | Saturday May 25, 2024 - 15:36:25
Qaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed oo maanta booqday Taliska Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa ku bogaadiyey shaqadii Boliiska Soomaaliyeed ay ka qabteen dadkii anshax xumada ka faafinayey baraha bulshada.

Read More »

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal bur burin ah ka sameeyeen deeganada Geerile

0 Visits: 83 | Friday May 24, 2024 - 14:04:22
Waa barigii hore ee saaka howlgal bur burin ah oo ciidanka Xogga dalka iyo kuwa deegaanku ay ka sameeyeen deeganada Geerile ayaa argagixisada lagu gaarsiiyay jab aysan Mahadin

Read More »

Cali ibrahim qoobey oo kamid ah khawaarijta oo isku soo dhiibay CXDS

0 Visits: 83 | Friday May 24, 2024 - 13:26:30
Cali ibrahim qoobey ( Cali Ceel-joog ) oo ah khawaarij mudda ka tirsanaa argagixisada ayaa maanta isku Soo dhiibay ciidanka Xogga dalka ee fadhigoodu yahay Deegaanada Mesewagaaa.

Read More »

Ciidanka Xoogga Dalka Howlgal qorshaysan ka Fuliyey Deegaano katirsan Gobalka Baay

0 Visits: 79 | Thursday May 23, 2024 - 18:17:44
Howlgal qorsheysan oo lagu Burburiyay Goobo lagu Aruuriyo Askareynta Carurta iyo Dadka Reer Miiga ah oo laga Qaado lacago Baad ah.

Read More »

Howlgal lagu khaarijiyay xubno ka tirsan maleeshiyada argagixisadaoo ka dhacay Geerile oo dhanka galbeed kaga beegan degmada ceeldheer.

0 Visits: 123 | Thursday May 23, 2024 - 16:22:35
Xubna ka tirsan maleeshiyada argagixisada ayaa lagu dilay dagaal ka dhacay deeganada Geerile oo dhanka galbeed kaga beegan degmada ceeldheer.

Read More »

Maxaad ka ogtahay 3 xubnood khawaarij ah oo ay Qaramada Midoobay liiska cunaqabateynta ku dartey.

0 Visits: 94 | Thursday May 23, 2024 - 14:36:31
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa go'aamiyay in cunaqabatayn lagu soo rogo saddex hoggaamiye oo ka tirsan kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ee Soomaaliya, sida lagu sheegay bayaan Talaadadii ka soo baxay golahaasi.

Read More »

TALISKA CIIDANKA BOLIISKA SOOMAAL OO TABABAR U SOO XIRAY 70 ASKARI OO BAANDA-MUSIG KA MID NOQONAYA.

0 Visits: 111 | Thursday May 23, 2024 - 14:27:03
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa tababar u soo xiray 70 Askari oo cusub oo ka mid noqonaya qeybta hab-maamuuska gaar ahaan ee Baanda Musikada Boliiska Soomaaliyeed.

Read More »

Ciidanka Kumandooska Danab XDS Ayaa Gar'Gaar Gaarsiyay Isbitaalka Magaalada Kismaayo.

0 Visits: 111 | Tuesday May 21, 2024 - 17:38:54
Ciidanka Kumandooska Danab XDS iyo Saxiibada cidanka mareykanka Ayaa Gar'Gaar Gaarsiyay Isbitaalka Magaalada Kismaayo

Read More »

ciidamada Xoogga Dalaka ayaa gacanta ku dhigay Gaari hub iyo saanad u siday argagixisada

0 Visits: 120 | Tuesday May 21, 2024 - 14:39:18
Ciidanka Xoogga Dalka Gaar ahaan Ururka 86-aad ee guutada 77 ayaa gacanta ku dhigay Gaari Layla Calaawi oo hub iyo saanad kale u muuqday isku xirka .

Read More »

Mid kamid ah khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Dowladda

0 Visits: 92 | Tuesday May 21, 2024 - 14:11:05
Ibraahim Cali Maxamed oo magaciisa afgarashada khawaarijta uu yahay ( Baariyow ) ayaa manta isku Soo Dhiibey Taliska Guutada 8-aad Ee Qeybta 60-aad CXDS Ee Magaalada baydhabo.

Read More »

Maxkamadda Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntey gacan ku dhiigle ka tirsan khawaarijta

0 Visits: 98 | Tuesday May 21, 2024 - 13:23:13
Xukunka Dilkii Maama Khadiija...

Read More »

Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntey gacan ku dhiigle ka tirsan khawaarijta

0 Visits: 75 | Tuesday May 21, 2024 - 13:23:13
Xukunka Dilkii Maama Khadiija...

Read More »

Deg Deg :- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Howlgal Sifeeyn ah kasameeyay Degaanad Baay Iyo Bakool

0 Visits: 106 | Thursday May 16, 2024 - 18:58:37
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaar ahaan Guutada 8-aad Qeybta 60-aad ayaa Howlgal Sifeeyn ah kasameeyay Degaanada Dhaca Buuraleeyda iyo Dhulka Hoodka ah ee Kala Qeeybiya gobolada Baay Iyo Bakool

Read More »

Golaha Wadatashiga Qaran oo warbixin ka dhageystay wasaaradda Gaashaandhigga XFS

0 Visits: 82 | Thursday May 16, 2024 - 16:42:52
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka socdo xarunta Villa Soomaaliya, uuna guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warbixin lagaga dhagaystay Wasaaradda gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka

Read More »

Maraykanka oo gaadiid ugu deeqay Kumaandoosta Danab

0 Visits: 81 | Thursday May 16, 2024 - 16:41:12
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa maanta dowladda Mareykanka kala wareegay gaadiid dagaal oo loogu talagalay ciidamada kumaandooska XDS ee Danab.

Read More »

Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed

0 Visits: 94 | Sunday May 12, 2024 - 16:12:23
Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Cusmaan Cabdulaahi Maxamed (Kaniif) ayaa Maanta Kulan La qaatey Saraakiisha Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir iyo Hoggaanada ay Quseeyaan Dhamaan Dembiyada Magaalada Moqdisho

Read More »

Taliyaha NISA oo ku sugan Beledweyne ayaa kulan la yeeshay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka

0 Visits: 97 | Sunday May 12, 2024 - 12:52:52
Taliyaha Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ku sugan magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa kulan la yeeshay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka iyo qeybaha kale ee Bulshada reer…

Read More »

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo gacanta ku dhigay Shidaal loo waday Khawaarijta.

0 Visits: 105 | Friday May 10, 2024 - 20:41:20
Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska Danab iyo gorgor oo kaashaanaya ciidanka Deegaanka oo iyana ka soo baxay degmada Ceel-dheer ayaa howlgalo ka sameyay deganka howdley oo duleedka degmada Xarardheere ciidanka waxa usuurta gashay in ay gacanta ku soo dhigaan 150 jirgan oo shidaal ah oo halkaasi…

Read More »

Madaxweynaha JFS oo ka hadlay xadgudub ka dowladda Itoobiya ay ku hayso madaxbanaanida

0 Visits: 93 | Friday May 10, 2024 - 20:39:20
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Salaadda Jimcaha uga hadlay xadgudub ka dowladda Itoobiya ay ku hayso madaxbanaanida, gobnimada,midnimada dalka iyo dadka Soomaaliyeed, isagoo sheegay in wali ay rejo ka qabaan in horumar laga gaari doono qadiyada ku saabsan xadgudubka Itoobiya.

Read More »

Xubno ka tirsan Khawaarijta oo isku soo dhiibey Ciidanka Nabadsugidda koonfur Galbeed.

0 Visits: 93 | Friday May 10, 2024 - 20:37:43
Taliska Nabad Sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo kusoo bandhigey 6-Xubnood oo ka Tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibey Ciidanka Nabadsugidda koonfur Galbeed.

Read More »