0 Visits: 8034 |
Saturday April 09, 2016 - 13:40:08
Allaha u naxariistee S/Gaas Maxamed Xaashi Gaani wuxuu ku dhashay magaalada Dh/mareeb ee Gobolka Galgaduud, sannadkii 1943 Waxbarashada dugsiga Sare ka dib wuxuu noqday Layli Sarkaal ka mid ah Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
"HOWLGALKA BADWEYNTA HINDIYA"
Ummadda Soomaliyeed, muddo hadda ku dhow rubac qarni ayey ku soo jirtay
burbur, karaamo darro, bahdil, waxayna safka hore ka gashay aadanaha aan
magacooda adduunweynuhu wax wanaagsan u nisbeyn.
0 Visits: 9815 |
Tuesday March 24, 2015 - 10:17:59
Marka la soo hadal qaado erayga Nabad, qofkastaba waxaa islamarkiiba ku soo dhacaya qiimaha ay nabadu u leedahay Guud ahaan nolosha aadanaha, oo ay muhiim tahay in mar walba qofku ku noolaado Nabad waarta inta wakhtigiisa uga dhiman.
0 Visits: 1385 |
Tuesday March 24, 2015 - 10:17:59
Deegaanku wuxuu ka mid yahay nolosha ama waxaa la odhan karaa waxaaba ku tiirsan nolosheena maadaama aynu u badanahay dad xoolo raacato ah xooluhuna ay ku noolyihiin daaqa dhirta oo doogga ama geed hoosaadka.