Taliyaha ciidanka dhulka oo gaaray jiidaha dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

0
Thursday February 27, 2025 - 17:20:17 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 39
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha ciidanka dhulka oo gaaray jiidaha dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

    Taliyaha ciidanka dhulka XDS Ganeraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa si loo sii amba qaado howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta maanta degmada Aadan-yabaal kula hadlay ciidamo ka tirsan xooga dalka Soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidanka dhulka XDS Ganeraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa si loo sii amba qaado howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta maanta degmada Aadan-yabaal kula hadlay ciidamo ka tirsan xooga dalka Soomaaliyeed.

Taliyaha ciidanka dhulka XDS ayaa geesiyada ciidanka xooga dalka kula dardaarmay gudashada waajibaadkooda Qaran.

Taliyaha ayaa sidoo kale tilmaamay in geesiyaashan filasho wanaagsan ka qabaan guud ahaan umadda Soomaaliyeed islamarkaana laga doonayo in cadowga casharo ugu dhigaan goobaha dagaalka.

Sido kale, taliyaha ciidanka dhulka XDS ayaa geesiyadan kula dardaarmay in ey si wanaagsan ula dhaqmaan shacabka ku dhaqan deegaannada iyo degmooyinka ay tagi doonaan marka cadowga ka dulqaadaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip