Ciidanka Xoogga oo soo gaba gabeeyey hawlgal ka dhan ahaa khawaarijta

0
Friday February 21, 2025 - 20:21:59 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 56
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga oo soo gaba gabeeyey hawlgal ka dhan ahaa khawaarijta

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo dadka deegaanka ee Khawaarij la dirirka ah ayaa si buuxda gacanta ugu dhigay deegaanada Ceel-baraf iyo Miir-taqwa ee gobolka Shabeellaha dhexe oo saacado kahor ay Khawaarijta sheegeen inay gacanta ku dhigeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo dadka deegaanka ee Khawaarij la dirirka ah ayaa si buuxda gacanta ugu dhigay deegaanada Ceel-baraf iyo Miir-taqwa ee gobolka Shabeellaha dhexe oo saacado kahor ay Khawaarijta sheegeen inay gacanta ku dhigeen.
Howlgalkan gacanta looga dhigay Miir-taqwa waxaa hoggaaminayay G/sare Nuur Maxamed Gaabow "Nur Farey" Taliyaha Guutada 14-ka October ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaana qeyb ka ahaa Taliyaha guutada 27-aad ee Abuu dujaana G/le Saalim Cumar Axmed.
Dadka deegaanka oo ay ka muuqatay jaceylka dowladnimada ayaa fagaarayaasha Miir-taqwa ku soo dhaweeyay Libaaxyada Qarankeenna ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip