Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga dalka oo isugu jiro ciidanka Badda, Dhulka ,iyo Cirka ayaa tababar loogu soo xiray dalwaynaha Turkiga.

0
Friday June 07, 2024 - 20:29:41 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 71
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga dalka oo isugu jiro ciidanka Badda, Dhulka ,iyo Cirka ayaa tababar loogu soo xiray dalwaynaha Turkiga.

    Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga dalka oo isugu jiro ciidanka Badda, Dhulka ,iyo Cirka ayaa tababar loogu soo xiray dalwaynaha Turkiga. Saraakiishan oo muddo ku jiray tababarka ayaa baranayay xirfada kala duwan oo ay ugu muhiimsantahay hoggaaminta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga dalka oo isugu jiro ciidanka Badda, Dhulka ,iyo Cirka ayaa tababar loogu soo xiray dalwaynaha Turkiga. Saraakiishan oo muddo ku jiray tababarka ayaa baranayay xirfada kala duwan oo ay ugu muhiimsantahay hoggaaminta waqtiyada ugu muhiimsan ee ay jiraan howl shaqeedyada ciidan.
Saraakiishan laga soo kala xulay qaybhaa kala duwan ee ciidanka xoogga dalka ayaa qalin jibintooda waxay ku soo aadaysaa xili geesiyaasha xoogga dalka soomaliyeed ay isku diyaarinayaan la wareegidda amaanka guud ee dalka.
Munaasibada xeritaanka tababarka ayaa waxaa ka soo qeybgalay masuuliyiin katirsan doowladda soomaliya iyo turkiga.

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip