Ciidanka Xoogga Dalka Howlgal qorshaysan ka Fuliyey Deegaano katirsan Gobalka Baay

0
Thursday May 23, 2024 - 18:17:44 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 80
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Howlgal qorshaysan ka Fuliyey Deegaano katirsan Gobalka Baay

    Howlgal qorsheysan oo lagu Burburiyay Goobo lagu Aruuriyo Askareynta Carurta iyo Dadka Reer Miiga ah oo laga Qaado lacago Baad ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgal qorsheysan oo lagu Burburiyay Goobo lagu Aruuriyo Askareynta Carurta iyo Dadka Reer Miiga ah oo laga Qaado lacago Baad ah.
Waxaana Howlgalka Hogaaminayey Taliyaha Ururka 47-aad Ee Guutada 8aad Qeybta 60aad Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka somaaliyeed X/le Ahmed maxamed nuur (Ahmed Dhagey) waxaana laga Fuliyey Degaanada kala ah
Howlaha Guud ' Barbaar Eesi Warta Yarey iyo Degaanka Mooro Bus oo Isku Xira Wadooyinka Gobalada Baay Bokool iyo Gado.

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip