Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay saraakiil ka socotay UK

0
Sunday March 10, 2024 - 20:09:25 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 135
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay saraakiil ka socotay UK

    Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Sarakiil uu hoggaaminayay Taliyaha Ciidamada Ingiriiska ee tababarada ka caawiya ciidanka ee jooga degaanada koonfur Galbeed iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Sarakiil uu hoggaaminayay Taliyaha Ciidamada Ingiriiska ee tababarada ka caawiya ciidanka ee jooga degaanada koonfur Galbeed iyo sarakiil ciidan oo ay Wehlinayeen

Qaabilaada Madaxweyne Laftagareen oo ay ka qeybgaleen Taliye ku xigeenka Ciidanka Xooga Dalka Sareeye guuto Madeey Nuurkey Shekh iyo Taliyaha Qeybta 60-aad Ciidanka Xooga Dalka Generaal Xasan Isaaq Cumar

Madaxweynaha iyo Saraakiisha ayaa kulankooda kaga wada hadleen Xoojinta Amniga Deeganada Koonfur Galbeed, Kordhinta Taageerida Dowladda UK ee Tababarida. Sida lagu yiri qoraal ka soo baxay kulanka.

Inta kulanka socday ayaa madaxda waxa uga wada hadleen Qalabaynta Ciidamada Qalabka sida iyo Wadaagida Xogaha ku Saabsan ka hortagida kooxda khawaarijta ee dhibaatada ku ah dalka iyo dadka soomaaliyeed.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip