Hoggaanka Baarista Dambiyada ee CID iyo maamulka safaadda Soomaalida ee Kenya oo yeshay kulan muhiim ah

0
Saturday January 13, 2024 - 13:32:36 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hoggaanka Baarista Dambiyada ee CID iyo maamulka safaadda Soomaalida ee Kenya oo yeshay kulan muhiim ah

    Taliyaha Hoggaanka Baarista Dambiyada ee CID-da Gaashaanle Dhexe Muxudiin Axmed Cusmaan oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya ayaa la kulmay maamulka safaaraddaasi Danjire Mud, Amb. Jabriil Ibraahim Cabdulle iyo Diplomaasiyiinta Saf

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Hoggaanka Baarista Dambiyada ee CID-da Gaashaanle Dhexe Muxudiin Axmed Cusmaan oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya ayaa la kulmay maamulka safaaraddaasi Danjire Mud, Amb. Jabriil Ibraahim Cabdulle iyo Diplomaasiyiinta Safaaradda.

Labada dhibac waxa ay ka wadahadleen arrimmo xasaasi ah oo ku saabsan in ay wadashaqeyn ka yeeshaan dhinaca amniga,gaar ahaan la socodka dokumiintiyada aasaasiga ah ee ay qaataandadka socotada ah.

Safiirka iyo Taliyaha Hogaanka Baarista Dambiyada ee CID-da waxay isla garteen in Xarunta Safaaradda ee Magaalada Nairobi laga Furo xafiiska laga qaato warqadaha Dambi la’aanta ee ay bixiyaan Hoggaanka Baarista Dembiyada si loola dagaalamo Dadka Dukumiintiga Been-abuurka u sameeyo Muwaadiininta Soomaaliyeed ee ku sugan Dalka kenya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip