Ciidanka Xoogga oo deegaano ka tirsan gobolka Baay ka sameeyey howgallo ka dhan ah Khawaarijta

0
Thursday November 30, 2023 - 19:19:07 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 130
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga oo deegaano ka tirsan gobolka Baay ka sameeyey howgallo ka dhan ah Khawaarijta

    Taliyaha Ururka 45aad ee guutada 8aad ee qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed X/le Cali Nuur Mad idiris ayaa maanta Howlgalkaan Qursheysan ka fuliyey Deegaano ku teedsan Bariga iyo Galbeed Magaalooyinka dhaca Waajid ee gobalka Bokool iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ururka 45aad ee guutada 8aad ee qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed X/le Cali Nuur Mad idiris ayaa maanta Howlgalkaan Qursheysan ka fuliyey Deegaano ku teedsan Bariga iyo Galbeed Magaalooyinka dhaca Waajid ee gobalka Bokool iyo degmada Bardaalle ee gobolka Baay.

Deegaannada sida gaar ee howgallada looga fuliyey ayaa kala ah; Ceel Dhuun Adeegow, Shaanto, Ceel Mareere, Garas xabad iyo Coosle, kuwaas ciidanka ay ka sifeeyeen Khawaarijta oo xilligaan wajahaya dagaal ka dhan ah.

Sidoo kale intii howlgalkaan uu socdey ayaa lagu bur’buriyey goobo maleshiyada Al-Shabaab Baad ay Dadka Shacabka Soomaaliyed uga Qaadan jireen, kuwaas oo ciidanka Xoogga dalka Somaaliyeed ku guuleysteen in ay burburiyaan.

Deegaannada ay ciidanka Xoogga ay burburiyeen ayaa kala ah Ceel Shariif, Bala’bala warta, Doolar iyo Degaanka Adeegow gaar ahaan ee hoostaga deegaanka Goof Gaduud Buurey ee Gobalka Baay ee dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip