Ra'iisul Wasaare Xamse oo kormeer ku tagay degmada Doolow ee gobolka Gedo

0
Monday November 20, 2023 - 18:47:57 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 121
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Xamse oo kormeer ku tagay degmada Doolow ee gobolka Gedo

    Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda Bani'aadanimo ee ka dhalatay roobabka daadadka wata ee ka da'ay qeybo kamid ah gobollada dalka, waxa u

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda Bani'aadanimo ee ka dhalatay roobabka daadadka wata ee ka da'ay qeybo kamid ah gobollada dalka, waxa uu ku tagey degmada Doolow ee Gobolka Gedo.

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow ku soo dhaweeyey Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan, masuuliyiin ka tirsan dowlad-goboleedka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Doolow.

Roobab ka da’ay qeybo badan oo kamid ah gobolada dalka ayaa waxaa ka dhashay daadad iyo fatahaadu saameyn u geysatay shacabka soomaaliyeed,waxana dowladda ay waddaa da’daalo ku aaddan sidii dadkaa loogu gurman lahaa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip