Taliyaha Ciidanka dhulka ee XDS oo kormeeray xerada tababarka ee General Dhega-badan

0
Monday November 20, 2023 - 15:52:07 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 109
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka dhulka ee XDS oo kormeeray xerada tababarka ee General Dhega-badan

    Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Dayax Cabdi Cabdulle ayaa Maanta kormeer shaqo ku tagay Dugsiga tababarka ee general Dhaga badan ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Dayax Cabdi Cabdulle ayaa Maanta kormeer shaqo ku tagay Dugsiga tababarka ee general Dhaga badan ee Magaalada Muqdisho.

S/Guuto Dayax Cabdi Cabdulle ayaa cutubyo ka tirsan guutada 28-aad Abuu cubeyda kula hadlay gudaha Dugsiga tababarka dhaga badan, waxaana uu tilmamay in loo baahan yahay in ciidamadda xooggu ay u diyaar garoobaan dagaalka dalka looga saarayo kooxda naf la caariga ee khawaarijta.

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa ciidanka ku booriyey in ay u naxariistaan Shacabka Soomaaliyeed madaama ay u dhaarteen illaalintooda iyo difaacooda, asaga uu xusay in shacabka Soomaaliyeed ay ciidanka xoogga ka sugayaan xorreynta dhulka cadawgu heysto.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip