Ciidanka xoogga dalka oo maalintii labaad gurmad ka wada Baydhabo

0
Wednesday November 08, 2023 - 19:44:40 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 119
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka xoogga dalka oo maalintii labaad gurmad ka wada Baydhabo

    Qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maalantii 2-aad gurmad ugu sameynaya shacabka ay saameeyeen roobabkii ka da'ay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maalantii 2-aad gurmad ugu sameynaya shacabka ay saameeyeen roobabkii ka da'ay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay.

Gaadiidka waaweyn ee Ciidamada ayaa dadka jilicsan ka daad-gureeyay goobaha biyuhu ku rogmadeen ee Magaalada, waxaana muuqanaya saameynta xooggan ee roobku ku yeeshay magaalada Baydhabo oo xaafado badan biyuhu fariisteen.

Magaalada Baydhabo ayaa ka mid ah meelaha ay sida xooggan u saameeyeen roobabka daadadka wata ee ka da’ay qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip