Ciidanka Xds ayaa gobolka Bakool ku dilay Horjooge katirsan Khawaarijta

0
Saturday September 09, 2023 - 17:17:09 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xds ayaa gobolka Bakool ku dilay Horjooge katirsan Khawaarijta

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa jabiyay maleeshiyo ka tirsan khawaarijta oo xalay isku dayay in ay weerar ku soo qaadaan degmada Berdaale ee gobolka Baay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa jabiyay maleeshiyo ka tirsan khawaarijta oo xalay isku dayay in ay weerar ku soo qaadaan degmada Berdaale ee gobolka Baay.

Ciidanka Xoogga oo ka warqabay damaca dhagarqabayaasha Khawaarijta ayaa halkaas ku dilay horjoogihii kooxda khawaarijta ee soo weeraray degmada iyo maleeshiyaad kale oo la socday.

Horjoogahan la dilay ayaa magaciisa la odhan jiray Cabdi Salaad horjoogahani ayaa sidoo kale Khawaarijta ugu magacownaa horjoogaha Jabahaadka.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip