Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo magaalada Ceelbuur kasaaray Khawaarijta.
Guutooyinka Danab iyo Cali Binu Abii Daalib ayaa magaalada Ceel-buur ee gobolka Galguduud kasaaray maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta ah.
ciidanka xds ayaa haatan magaalada kawada howlgal baaritaano ah oo ay kaga hortagayaan dhagarta khawarijta.
faah faahin dheraad ah kala soco halkaan