Ciidan ka tirsan Daraawiishta Booliska oo tababar loogu soo xiray Dalka Jabuuti

0
Tuesday May 30, 2023 - 07:48:23 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 151
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidan ka tirsan Daraawiishta Booliska oo tababar loogu soo xiray Dalka Jabuuti

    Taliye ku-xigeenka ciidanka Booliska Soomalaiyeed Sareeye guuto. Cusmaan Cabdulahi Maxamed (Kaniif) ayaa Dalka Jabuuti tababar ugu soo xiray Dufcaddii 18-aad (MIADIT 18) ee Daraawiishta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo in mudo ah tababar uga socday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliye ku-xigeenka ciidanka Booliska Soomalaiyeed Sareeye guuto. Cusmaan Cabdulahi Maxamed (Kaniif) ayaa Dalka Jabuuti tababar ugu soo xiray Dufcaddii 18-aad (MIADIT 18) ee Daraawiishta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo in mudo ah tababar uga socday dugsiga Idris Farah Cabane ee dalka Jabuuti.

Tabarkaan oo Karabinieriga (Carabieri) taliyaanigu ay ku tababaraan Jabuuti Daraawiishta Booliska Soomaaliyeed ayey ku caawiyaan nabad dhiska Dalka Soomaaliya. iyada oo Dowladda Jabuuti ay gacan ka geysato.

iidanka tabarka maanta loo xiray ayaa dhawaan dalka soo gaari doonaa, iyaga oo qeyb ka noqon doona dadaallada dib u xoreynta iyo Xasilinta Dalka oo Ciidanka Daraawiishta Booliska Soomaaliyeed ay qeyb ka yihiin.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip