Taliyaha Ciidanka Booliska oo kulan lagu dardar galinayo amniga caasimada la yeeshay Saraakiisha howlgalka Ciiltire

0
Saturday May 27, 2023 - 20:25:31 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 145
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Booliska oo kulan lagu dardar galinayo amniga caasimada la yeeshay Saraakiisha howlgalka Ciiltire

    Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto, Sulub Axmed Firin, ayaa la kulmay Saraakiisha Ciidamada Amaanka ee Howlgalka Ciiltire ka wada Caasimadda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto, Sulub Axmed Firin, ayaa la kulmay Saraakiisha Ciidamada Amaanka ee Howlgalka Ciiltire ka wada Caasimadda.

Ujeedka kulanka ayaa ahaa sidii loo dardar galin lahaa Sugida Amniga Caasimada, Maadaama muddooyinkii dambe uu ka socday howlgalka Ciiltire ee la dagaalanka Khawarijta, Burcada hubeysan iyo Maandooriyaha.

Kulanka waxaa qeyb ka ahaa Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye iyo taliyaha Boliiska qeybta guud ee Gobolka Banaadir G/sare Macallin Mahdi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip