Ciidamada Amaanka oo gacanta ku dhigay hub iyo dad lala xiriirinayo khawaarijta.

0
Thursday May 25, 2023 - 20:44:08 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 144
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Amaanka oo gacanta ku dhigay hub iyo dad lala xiriirinayo khawaarijta.

    Howlgal qorsheysan oo ay ciidamada ammaanka ka fuliyeen gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ku soo qabteen hub, Qaraxyo Gaadiid iyo dadkii waday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgal qorsheysan oo ay ciidamada ammaanka ka fuliyeen gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ku soo qabteen hub, Qaraxyo Gaadiid iyo dadkii waday.

Ciidamada ammaanka ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah hubkii maanta ay ku qabteen howlgalka, kaasi oo sidoo kale lagu qabtay Gaari, Gurigii hubkaan lagu diyaariyay iyo laba ruux oo lagu tuhunsan yahay in ay yihiin dhagarqabeyaal Khawaarijta ka tirsan.

ay’adaha Ammaanka ayaa ku guulaystay inay fashiliyaan dhagarta aan muuqan ee khawaarijta, iyagoo dhawaan dekadda iyo garoonka Muqdisho ku qabatay saanad ciidan oo khawaarijta loo waday.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip