
Taliyaha Booliska oo la Kulmay Madaxa Howlgalka Talyaaniga ee Booliska Soomaaliya "Sawirro"
Muqdisho (SNARADIO)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin ooo maanta la kulmay Madaxa Howgalka Tababarada Carbineri-ga Taliyaaniga ee Boliiska Soomaaliyeed, Misione Adestrament Italiana perla Somalo (MIADIT), Col. Luciano CalabrĂ³, Xilli ay gabo-gabo tahay dufcadii 18-aad ee Daraawiishta Boliiska.
Gen. Sulub Axmed Firin, Col. Luciano CalabrĂ³, ayaa ka wada hadlay xoojinta Xirirrka kala Dhaxeeya Labada Talis, Kordhinta Tababarada la Siiyo Booliska Soomaaliya iyo Siddii Dowladda Talyaaniga ay uga qeyb qaadan laheyd dagaalka lagula jiro Khawaarijta.


0 






Taliyaha Booliska oo la Kulmay Madaxa Howlgalka Talyaaniga ee Booliska Soomaaliya "Sawirro"
Muqdisho (SNARADIO)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin ooo maanta la kulmay Madaxa Howgalka Tababarada Carbineri-ga Taliyaaniga ee Boliiska Soomaaliyeed, Misione Adestrament Italiana perla Somalo (MIADIT), Col. L