Ciidanka Xoogga Dalka Oo Maleeshiyaadka Kooxda Khawaarijta Al-shabaab kala wareegay degaanka Guulane iyo Degaano kale,
Ciidanka XDS ayaa maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta kala wareegay degaanada Guulane, Mubaax, Daaru-Salaam iyo Xarga-dheere ee gobolka Shabeelaha dhexe sida uu Warbaahinta Ciidamadda u xaqiijiyay Taliyaha Ciidanka Dhulka Xds Gen:Maxamed Tahliil Biixi.
Ciidanka oo kaashanaya dadka degaanka ayaa kaabiga ku haya degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha dhexe.