Ciidanka Xoogga Dalka oo argagixisada ka saaray degaanno katirsan gobolka Shabeellada dhexe.

0
Thursday October 20, 2022 - 19:50:36 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka oo argagixisada ka saaray degaanno katirsan gobolka Shabeellada dhexe.

    Guutada 17-aad ee kumaandooska CXDS ayaa howlgallo ballaaran ka sameeyeen saacadihii lasoo dhaafay degaano ay kamidyihiin Warciise, Gaaleef, Qoordheere, Jilable, oo dhammaantod hoostaga magaalooyinka Jowhar iyo Raagaceelle ee gobolka Shabeellada dhex

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guutada 17-aad ee kumaandooska CXDS ayaa howlgallo ballaaran ka sameeyeen saacadihii lasoo dhaafay degaano ay kamidyihiin Warciise, Gaaleef, Qoordheere, Jilable, oo dhammaantod hoostaga magaalooyinka Jowhar iyo Raagaceelle ee gobolka Shabeellada dhexe.

Ciidanka Kumaandooska Gor-gor ayaa xaqiijiyay ammaanka guud ee degaannadaasi, iyagoo dilay ku dhowaad 10 dhagar qabe oo ka tirsanaa burcad diimeedka argagixisada Al-shabaab sida uu warbaahinta Qaranka u sheegay Taliyaha Guutada 17-aad ee kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Gor-gor Col; Dayax Cabdi oo howlgalka hoggaaminayay.

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka degaanka ayaa bilihii ugu dambeeyay guulo kaSoo hooyay dagaallo ay nabad-diidka Al-shabaab kula galeen degaanno badan oo ka tirsan Hirshabeelle, Koofurgalbeed iyo Galmudug.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip