Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha Ciidanka Xds oo kormeeray Xerada Bali-doogle ee Kumaandooska Xds ee gobolka Shabeelaha hoose.
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeeray Xerada Bali-doogle ee Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee gobolka Shabeelaha hoose.
Wasiirka Difaaca iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kormeeray Ururada 4-aad iyo 64-aad ee kumaandooska Danab iyo Guutada 7-aad iyagoona kula darmaamay inay u diyaar garoobaan howlgalada Ciidanka Xoogga dalka kaga xoreeynayaan Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab Goboladda Dalka.