Ciidanka xoogga iyo dadka degaanka oo la wareegay goobo ay argagixisada ku dhuumaaleysanayeen.
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya shacabka deegaanka ayaa maanta la wareegay deegaanka Sina-dhaqo oo Dhuusamareeb dhanka koonfureed kaga beegan 35 KM.
Xubno ka tirsanaa argagixisada ayaa lagu dilay howlgalkii saakay ay ciidanku ka fuliyeen degaanka Sina-dhaqo .
Ciidanka ayaa sidoo kale gaaray deegaanka Labadulle oo qiyaastii 15 u jira Sinidhaqo, waxayna ku sii raad joogaan firxadka argagixisada.