Janaraal Odawaa "Ciidanka Xoogga dalku waxaa ay deegaanka Yasooman ku dileen 75 ka tirsan Argagixisada Al-shabaab".

0
Monday September 19, 2022 - 15:04:36 in Wararka by
  • Visits: 137
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Janaraal Odawaa "Ciidanka Xoogga dalku waxaa ay deegaanka Yasooman ku dileen 75 ka tirsan Argagixisada Al-shabaab".

    Waxaa sii korortay tirada dhimashada maleeshiyaadka Alshabaab ee lagu laayay deegaanka Yasooman Ee Gobalka Hiiraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa sii korortay tirada dhimashada maleeshiyaadka Alshabaab ee lagu laayay deegaanka Yasooman Ee Gobalka Hiiraan. Taliyaha Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Odawaa Yuusuf Raage ayaa u xaqiijyay wakaaladda Wararka SONNA In 75 kamid ah maleeshiyada Alshabaab lagu dilay Howlgalka Yasooman sidoo kalana lagu qabqabtay tiro maxaabiis ah oo katirsan maleeshiyaadka Alshabaab.

Howlgalka ayaa wali socda iyadoo ciidamada Xoogga Dalka ay ku sii siqayaan deegaano horleh oo Alshabaab ay horay ugu sugnaayeen.

 
 
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip