Genaraal Bixi oo kulan la qaatay Odayaasha Deegaanka Camaara

0
Tuesday August 03, 2021 - 16:18:00 in Wararka by
  • Visits: 328
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Genaraal Bixi oo kulan la qaatay Odayaasha Deegaanka Camaara

    Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka General Biixi oo ay wehliyaan wasiirka amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi iyo Senatar Cabdi Xasan Cawaale ayaa maanta kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka deegaanka Camaara ee Koofurta Gobolka Mudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka General Biixi oo ay wehliyaan wasiirka amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi iyo Senatar Cabdi Xasan Cawaale ayaa maanta kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka deegaanka Camaara ee Koofurta Gobolka Mudug.
Kulanka ayaa looga hadlay in loo midoobo la dagaalanka argagixisada iyo sidii shacabka deegaanku ciidanka ugu garab siin lahaa howlgalka lagu sifeynayo Khawaarijta.

Taliska ciidanka xoogga ayaa shalay ku dhawaaqay in la soo afjaray dagaalkii argagixisada ee ka socday Aagga Qeycad isla markaana uusan jirin aag dagaal oo ka sokeeya Xaradheere.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip