Taliyekuxigeenka Ciidanka Xoogga Dalka oo Kooxda Horseed ee Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay hanashada horyaalka Somali Premier League ,

0
Monday August 02, 2021 - 20:34:05 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 476
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyekuxigeenka Ciidanka Xoogga Dalka oo Kooxda Horseed ee Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay hanashada horyaalka Somali Premier League ,

    Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sarreeye Guuto Cabaas Amiin Cali ayaa Kooxda Horseed ugu hambalyeeyey hanashada horyaalka kubadda cagta ee Dalkeena.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sarreeye Guuto Cabaas Amiin Cali ayaa Kooxda Horseed ugu hambalyeeyey hanashada horyaalka kubadda cagta ee Dalkeena.

Taliye Cabaas ayaa tilmaamay in guusha naadiga Horseed ee ay kuhanteen horyaalka Somali Premier League inay tahay mid ay gaareen dhamaan ciidanka xoogga dalka oo utaagan difaaca Qaranka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip