
Manchester United Oo Warkii Ugu Faraxada Badnaa Ee Ay Todobaadkan Maqasho Dhegaheeda Ku Soo Dhacay ,Waa Maxay Warkaas?.
Dafaca reer Germany iyo kooxda Dortmund ninka lagu magacaabo Hummels ayaa seegey in uu go'aansadey in uu ku biiro kooxda Manchester United. Kooxda Manchester United ayaa xiddigan saxiixa waxaa ay aad u dooneyso mudo badan waxaana ay markan u diyaar tahay in ay soo qadato marka uu furmo xagaagan suuqa kala iibsiga.
Haddaba mudo aad u badan kadib Manchester United waxaa ay war aad u wanaagsan ka heleysaa saxiixa xiddigan ay aadka u doondooneysey.
Si kartaba majaladda Daily Mail ayaa qoreysa in Hummels uu kooxdiisa Dortmund u sheegey in uu doonayo in uu ku biiro kooxda Manchester United.
Waxaa lagu soo waramayaa in Dortmund ay saxiixa xiddigan ku dooneyso aduun gaaraya 36 Milyan oo ginni.
Hummels ayaa qeyb ka ahaa xiddigii xulka qaranka Germany la qaadey koobkii aduunka.
Haddaba mudo aad u badan kadib Manchester United waxaa ay war aad u wanaagsan ka heleysaa saxiixa xiddigan ay aadka u doondooneysey.
Si kartaba majaladda Daily Mail ayaa qoreysa in Hummels uu kooxdiisa Dortmund u sheegey in uu doonayo in uu ku biiro kooxda Manchester United.
Waxaa lagu soo waramayaa in Dortmund ay saxiixa xiddigan ku dooneyso aduun gaaraya 36 Milyan oo ginni.
Hummels ayaa qeyb ka ahaa xiddigii xulka qaranka Germany la qaadey koobkii aduunka.
Manchester United Oo Warkii Ugu Faraxada Badnaa Ee Ay Todobaadkan Maqasho Dhegaheeda Ku Soo Dhacay ,Waa Maxay Warkaas?.
Dafaca reer Germany iyo kooxda Dortmund ninka lagu magacaabo Hummels ayaa seegey in uu go'aansadey in uu ku biiro kooxda Manchester United.