Wasiirka Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa boogaadiyay guulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka gaareen howlgal ay ka fuliyeen deegaanno ka tirsan Galmudug.

0
Wednesday April 07, 2021 - 14:20:42 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 331
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa boogaadiyay guulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka gaareen howlgal ay ka fuliyeen deegaanno ka tirsan Galmudug.

    "Geesiyaasha naftood hurayaasha ah ee qarankeenn waxay saaka la wareegeen deegaano hor leh oo ka tirsan Galgaduud , Maamulka , shacabka iyo masuuliyiintii gacanta ka geestay xoreynta goobahaas waa ku mahadsanyihiin , Waxaan Shacabka Soomaaliyeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Geesiyaasha naftood hurayaasha ah ee qarankeenn waxay saaka la wareegeen deegaano hor leh oo ka tirsan Galgaduud , Maamulka , shacabka iyo masuuliyiintii gacanta ka geestay xoreynta goobahaas waa ku mahadsanyihiin , Waxaan Shacabka Soomaaliyeed guud ahaan ka codsanayaa in CXDS ay ku garab istaagaan ciribtirka argagixisadda " ayuu yiri Wasiirka Difaaca oo la hadlay idaacadda Ciidamada qalabka Sida.

Ciidanka Xoogga ayaa saaka barqadii la Wareegay Deegaanada Labi-dulle iyo Dhabana –dhulkuheys oo horeay argagixisadda ay ku gumaadi jireen shacabka .

 

Wasaaradda Gaashaandhigga JFS iyo Taliska Xoogga oo iskaashanaya ayaa wada qorshe ballaaran oo lagu ciribtiraayo argagixisadda .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip