Sadax Horjooge Oo Katirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab Ayaa Lagu Wadaa In Lagu Daro Liiska Argagixisada Aduunka.

0
Tuesday February 23, 2021 - 14:37:03 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 448
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sadax Horjooge Oo Katirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab Ayaa Lagu Wadaa In Lagu Daro Liiska Argagixisada Aduunka.

    Sadax Horjooge oo ka tirsan maleeshiyaadka argagixisada Alshabaab ayaa lagu daraaay Liiska xubnaha loo aqoonsaday inay kamid yihiin Argagixisaddaaduunka, marka ay isku raacaan Xubnaha Golaha Ammaanka ee Jamciyada Qurumaha kadhexeeyso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sadax Horjooge oo ka tirsan maleeshiyaadka argagixisada Alshabaab ayaa lagu daraaay Liiska xubnaha loo aqoonsaday inay kamid yihiin Argagixisaddaaduunka, marka ay isku raacaan Xubnaha Golaha Ammaanka ee Jamciyada Qurumaha kadhexeeyso.

Xubnahan ayaa kala ah Ku Xigeenka Horjoogaha Alshabaab, Abuukar Cali Aadan, Horjoogaha kooxda Jaysh Ayman oo lagu magacaabo Macalim Ayman iyo horjooge Mahad Karatee oo ahaanjiray kuxigeenka horjoogaha maleeshiyaadka Al-shabaab.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip