Kumaandooska Danab oo Howlgal ku dilay in ka badan 20 Maleyshiyaad iyo horjogayaal ka tirsan Al-shabaab

0
Wednesday February 17, 2021 - 19:30:18 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 922
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kumaandooska Danab oo Howlgal ku dilay in ka badan 20 Maleyshiyaad iyo horjogayaal ka tirsan Al-shabaab

    Ciidanka Sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Xoogga Dalka Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay wadda xariirisa degaanada Qoryooleey iyo Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Xoogga Dalka Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay wadda xariirisa degaanada Qoryooleey iyo Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Howlgalkaan oo ahaa Mid Qorsheysan  ayaa lagu dilay in ka badan 20 Maleyshiyaad iyo Horjogayaal ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab oo ku dhuumaaleysanay tuulooyin xariirisa Janaale iyo Qoryooleey ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/Guuto Odowaa Yuusuf Raage oo la hadlay Idaacada Ciidamada Qalabka Sida ayaa sheegay in Howlgal gaar ah ay Ciidanka Danab ka fuliyeen wadda inta udhexeeysa Janaale iyo qoryooleey ee gobolka Shabellaha Hoose

Jeneraal Odowaa waxa uu sheegay in howlgalka lagu dilay in ka badan 20 Maleyshiyaad iyo horjogayaal ka tirsan nabadiidka Al-Shabaab islamarkaasna uu howlgalka socda

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip