Ciidanka kumaandooska oo gacanta kusoo dhigay horjooge iyo maleeshiyaad kadib howlgal ay kasameeyeen jubada hoose,

0
Tuesday January 19, 2021 - 18:23:24 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 370
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka kumaandooska oo gacanta kusoo dhigay horjooge iyo maleeshiyaad kadib howlgal ay kasameeyeen jubada hoose,

    Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee danab ayaa degaano katirsan gobolka jubada hoose kasameeyay howlgalo lagu baacsanayo maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee danab ayaa degaano katirsan gobolka jubada hoose kasameeyay howlgalo lagu baacsanayo maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab.

Howlgalka oo ay sameeyeen ururka 5-aad guutada 16-aad kumaandooska xoogga dalka ee danab ayaa waxay kasameeyeen degaanada Beer-xaani, Cabdi-dhoore, Qudus, iyo Liba kuus waxayna halkaasi ku burburiyeen fariisimo iyo goobo ay gabaad kadhiganjireen maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab.

Sidookale ciidanka ayaa sameeynayay baaritaano dheeraad ah oo ay ku baadi goobayeen horjoogayaal katirsan al-shabaab iyagoono gacanta kusoo dhigay sadax maleeshiyaad ah iyo horjoogahoodi.

Sida uu Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegay Taliyaha ururka 5-aad guutada 16-aad kumaandooska xoogga dalka ee danab Carab Dheeg Axmed

Taliyaha ayaa intaasi ku daray ujeedka howlgalka inuu yahay ciribtirka maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab

Saraakiisha ciidamada danab ayaa dadka shacabka ah ee ku dhaqan goobaha howl galka laga sameeyay ka codsaday inay ay la shaqeeyaan ciidanka.

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip