Ciidanka kumaandooska xoogga dalka oo hoowlgal ka sameeyay deegaanka Shabeeloow ee gobolka mudug"SAWIRRO"

0
Tuesday January 19, 2021 - 17:35:42 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 373
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka kumaandooska xoogga dalka oo hoowlgal ka sameeyay deegaanka Shabeeloow ee gobolka mudug"SAWIRRO"

    Ciidanka kumaandooska xoogga Dalka ee Danab gaar ahaan ururka 6-aad ee guutada 16-aad ayaa howlgal ballaaran ka sameeyay degaanka Shabeeloow oo Qiyaastii 20-km u jirta degaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka kumaandooska xoogga Dalka ee Danab gaar ahaan ururka 6-aad ee guutada 16-aad ayaa howlgal ballaaran ka sameeyay degaanka Shabeeloow oo Qiyaastii 20-km u jirta degaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug.

Dagaal kooban kadib maleeshiyadii argagaxisada Al-shabaaab ayaa isaga cararay goobtii lagu dagaalamay, Dadka reer Bacaadweyne ayaa door muhiim ah ka qaatay jabka argagaxisada.

 

Saraakiil katirsan ciidanka danab oo lahadlay Idaacadda Ciidamadda ayaa sheegay inay sii wadayaan dagaalka maleeshiyadka argagixisada lagula jiro islamarkaasna meelaha ay ku dhuumanayaan laga saaridoono.

 

Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ayaa gobolada dalka kawada howlgalo lagu baacsanayo maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip