Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka iyo Saraakiil kale Oo Kaqeybgalay Munaasabad Abaal-marino Lagu Gudoonsiiyay Saraakiil iyo Askar Katirsan Kumaandooska.

0
Sunday January 17, 2021 - 18:55:25 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 438
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka iyo Saraakiil kale Oo Kaqeybgalay Munaasabad Abaal-marino Lagu Gudoonsiiyay Saraakiil iyo Askar Katirsan Kumaandooska.

    munaasibad lagu abaalmarinayey saraakiil,sarakiil-xigeeno,alifley iyo dabley ka tirsan guutada 17-aad ee kumaandooska xoogga dalka ee gor gor ayaa lagu qabtay xerada damaanyo ee magaalada muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

munaasibad lagu abaalmarinayey saraakiil,sarakiil-xigeeno,alifley iyo dabley ka tirsan guutada 17-aad ee kumaandooska xoogga dalka ee gor gor ayaa lagu qabtay xerada damaanyo ee magaalada muqdisho.

munasibadaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay taliyaha ciidanka dhulka xooga dalka soomaaliyeed s/guuto Maxamed Tahliil Biixi iyo saraakiil kale oo katirsan xoogga dalka.

ugu horey waxaa goobta ka hadlay taliyaha guutada gor-gor gaashaanle dayax cabdi cabdule oo sheegay askarta maanta la siiyay abaal marinta inay yihiin askartii kaalimaha hore ka galay tababaro kala duwan oo ay soo qaateen ku waas oo ay ka mid yihii hogaaminta iyo xirfadaha kale ee ciidanka shahaado sharaf ay ku muteysteen howlgalada ay kula jiraan al.shababka

taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka soomaliyeed sareeye guuto maxamed tahliil biixi ayaa ku amaanay guutada gor-gor shaqada adag ee ay u haayaan bulshada soomaliyeed iyo guulaha ay ka soo hoyiyeen dagaalka ay kula jiraan maleeshiyaadka al-shabaab.

gaba gabada munaasabada ayaa waxaa shahaado howl karnimo waxaa la gudoonsiyey qaar ka mid ah saraakiisha iyo askarta guutada 17-aad ee kumaandooska xoogga dalka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip