
Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliye Kuxigeenka Ciidanka Xoogga oo la kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Mareykanka
Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo uu welhiyo taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Cabaas Amiin Cali ayaa waxay kulan la qaateen saraakiil ka tirsan hogaanka taliska ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dhinac iyo sidii dowladda Mareykanka ay u xoojin laheyd tababarada la siiyo Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kumaandooska Danab iyo dagaalka ka dhanka argagixisada. Doowlada Mareeykanka ayaa qeyb weyn ka ah doowladaha taaageera Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliye Kuxigeenka Ciidanka Xoogga oo la kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Mareykanka
Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo uu welhiyo taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Cabaas Amiin Cali ayaa waxay kulan la qaateen saraakiil ka tirsan hogaanka taliska ciida