Warbaahinta Ciidamdda Qalabka Sida Ayaa Ukuurgashay Xaalada Xarunta Xanaanada Caruurta Ee Dr.Kadare,

0
Monday November 23, 2020 - 22:59:17 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 418
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbaahinta Ciidamdda Qalabka Sida Ayaa Ukuurgashay Xaalada Xarunta Xanaanada Caruurta Ee Dr.Kadare,

    wariyaal ka tirsan warbaaahinta codka ciidamada qalabka sida ayaa u baqoolay xarumaha agoonta ee ciidanka asluubta gaar ahaan xarunta ka darre ee degmada cabdi casiis halkaas oo ay ku jiraan wilal iyo gabdho ku waas oo qaarna ay yihiin agoon iyo qaar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wariyaal ka tirsan warbaaahinta codka ciidamada qalabka sida ayaa u baqoolay xarumaha agoonta ee ciidanka asluubta gaar ahaan xarunta ka darre ee degmada cabdi casiis halkaas oo ay ku jiraan wilal iyo gabdho ku waas oo qaarna ay yihiin agoon iyo qaar kale oo lagu soo qabtay waxyaabah maanka dooriya

ku dhawaad 285 caruur ah ayaa ku jira xarunta kadarre kowaas oo taliska ciidanka asluubta soomaliyeed ay gacanta ku haayaan caruurtaan ayaa iskugu jira agoona iyo qaar kale oo waalidkood keenay si loogu dhaqan celiyo ismarkaana wax loo baro goobtaa lagu dhaqan celiyo caruurta agoonta iyo kuwa darbi-jiifka ah ayaa waxaa ka gacanta ku haayo gabadho si heersare ah loogu carbiyey bar-baarinta gabadha ku jira goobtaan.

 

Taliyaha hoggaanka Agoonta ciidanka asluubta somalliyeed g sare cismaan warsamw rooti oo ku sugana xarunta ayaa warbaahinta codka ciidama qalabka sida warbiyey mar xaladihii kale dambwyey ee ay soo martay xarunta dhaqan celinta caruurta agoonta kadarre ee degmada cabdicasiis

 

ciidanka asluubta soomaaliyeed ayaa door weyn ku leh soo celinta dhaqanka wanaagsan diinteenu ina fartay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip