Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal ka fuliye Degaano hoostaga Awdheegle

0
Sunday November 22, 2020 - 19:36:01 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 479
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal ka fuliye Degaano hoostaga Awdheegle

    Howlgal Ka Dhan Ah Maleeshiyada Al.shabaab ayaa Ciidanka Xoagga Dalka Soomaaliyeed Ka Sameeyay Gobolka Sh,hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgal Ka Dhan Ah Maleeshiyada Al.shabaab ayaa Ciidanka Xoagga Dalka Soomaaliyeed Ka Sameeyay Gobolka Sh,hoose.

Ciidanka xoogga dalka somaaliyeed ayaa howlgal ka dhan argagixisada al-shabaab ka sameyey deegnada hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Sh.hoose inta uu socday howlgalka waxaa lagu qaarajiyey maleeshiyaad ka tirsan kooxda.

gaar ahaan Guutada gor-gor ee Ciidanka xoogga dalka soomaliyeed cubtayada kaga sugan degmada Awdheegele ayaa sameyey howlgal kaa soo ka dhacay degaanada mubaarag iyo daaru-salaam.

Taliye ku xigeenka guutada gor-gor oo  la hadlay warbaahinta ciidanka  ayaa sheegay in howlgalkaan uu ahaa mid qorshyesan isla markaana ay ciidanka ka sameeyeen degnaada mubaarag, Wariirilow, daaru-salaam halkaas ay isku uruursanayeen maleshiyaadka al.shabab.

Mudooyinkii dambe ciidanka xoogga dalka soomaliyeed ayaa howlglo ka dhan ah Al-.shabab waxay ka wadeen gobolada bartamaha iyo koofurta soomaliya .




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip