Ciidanka Xoogga Dalka Oo Howlgalo Lagu Baacsanayo Al-shabaab Kawada Degaano Katirsan Gobolka Jubada Hoose,
Howlgalkani ciidanka xoogga dalka ay kawadaan gobolka jubada hoose ayaa ujeedkiisu yahay baacsiga maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab.
Howlgalka ayaa ciidanka waxeey kawadaan degaanada udhexeeyo degmada jamaame iyo degaanka baarsanguuni kuwaasi oo ay kamidyihiin kaban bengaani oo aan kafogeeyn degmada jamaame ee gobolka jubada hoose.
Wariyaha Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida Shirwac Cumar Baaruusha ayaa kusoo waramaya in ciidanka intii howlgalka ay kujireen ay soo saareen miinooyinka argagixisadawadooyinka qaar ku aaseen si ay ugu dhibaateeyaan shacabka soomaaliyeed balse ciidanka xoogga dalka gaar ahaan guutada 11-aad qeybta 43-aad xoogga dalka ayaa kuguuleeystay in shacabka soomaaliyeed ay kabadbaadiyaan dhagarta maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab.
Ciidanka Xoogga Dalka Oo Howlgalo Lagu Baacsanayo Al-shabaab Kawada Degaano Katirsan Gobolka Jubada Hoose,
Howlgalkani ciidanka xoogga dalka ay kawadaan gobolka jubada hoose ayaa ujeedkiisu yahay baacsiga maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab. Howlgalka ayaa ciidanka waxeey kawadaan degaanada udhexeeyo degmada jamaame iyo degaanka baarsanguuni kuwaasi