Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Gobolka Gedo,

0
Wednesday October 14, 2020 - 19:36:17 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 650
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Gobolka Gedo,

    Taliyahaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/guuto Odawaa Yuusuf Raage iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Dooloow ee Gobolka Gedo halkaasi ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Sariisha Ciidanka Qalabka sida ee Gobolkaasi kusugan iyo Maamulka Gob

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyahaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/guuto Odawaa Yuusuf Raage iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Dooloow ee Gobolka Gedo halkaasi ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Sariisha Ciidanka Qalabka sida ee Gobolkaasi kusugan iyo Maamulka Gobolka Gedo kuwaasi oo ay kamid yihiin Taliyaha Howlgalinta Guutada Gorgor S Cumar Deeq, Gudoomiyaha Gobolka Gedo Cismaan Nuux Xaaji Macalimuu, Madaxa Amniga Iyo Siyaasada Gobolka Diini Taliyaha Ciidamadda Xasilinta Gobolka Gedo Bakaal Kooke Taliyaha Qeybta Booliskaasi Cabdiqaadir Biixi, Maamulka Degmada Dolow Somliya Iyo Sarakiisha Qaar Ka Mid ah Ciidankaa Nisa Ee Degmooyinka Dolow Luuq Iyo Masuuliyiin Kale.
Wafdiga Taliyaha waxaa kamid ah Taliyaha waxaa kamid Taliyaha Qeybta 43-aad Xds Jeneraal Bogmadoow iyo Taliyaha Guutada 12-aad Xds Jeneraal Sanka.

Ujeedka safarka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobolka Gedo ayaa aha sidii uu ugu uu u kormeerilahaa xarumaha Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobolkaasi islamarkaasna ugu kuurgalilahaa shaqada adage e qaranka ay uhayaan ciidanka.

Taliyaha Ciidanka ayaa inta uu kusuganyahay Gobolkaasi Gedo wuxuu gaari doonaa magaalooyinka Beledxaawo Garbahaareey iyo Luuq ee Gobolkaasi.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip