Ciidanka Xoogga Dalka oo Al-shabaab kasoo Furtay Caruur ay u tababarayeen Qaraxyada.

0
Saturday September 26, 2020 - 11:50:30 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 413
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka oo Al-shabaab kasoo Furtay Caruur ay u tababarayeen Qaraxyada.

    Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan ururka 143-aad ee guutada 14 October ayaa howlgal ka dhan ah Al-shabaab saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyay Tuulooyin hoostaga deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan ururka 143-aad ee guutada 14 October ayaa howlgal ka dhan ah Al-shabaab saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyay Tuulooyin hoostaga deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Ciidanka Xoogga ayaa howlgal sigaar ah uga sameeyay Tuulada Nuunaay oo hoostaga deegaanka Bariire.


Howlgalka ayaa waxaa hoggaaminayay Taliyaha Ururka 143 Aad ee Guutada 14 October Dhamme Axmed Xasan Siyaad , waxaana uu sheegay in inta uu socday howlgalka inay ku dileen xubno ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab oo gaaraya 16 dagaalame.

Dhamme Axmed Xasan Siyaad waxa uu sheegay in Howlgal Ciidamada ay kusoo bad baadiyeen Caruur ay Al-shabaab u tababarayeen Qaraxyada

Taliyaha ayaa sheegay Caruurta ay Al-shabaab kasoo furteen ay tiro ahaan Gaarayaan 40 isagoona xusay in Nabadiidka ay Caruurtaan kasoo Afduubteen Gobolada Dalka


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip