Horjoogihii Maaliyada Jubooyinka Ee Maliyaadka Al-shabaabiyo 17 kale Oo Duqeeyn Lagu Dilay ,

0
Wednesday September 09, 2020 - 18:57:52 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1306
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 22
  • Share via Social Media

    Horjoogihii Maaliyada Jubooyinka Ee Maliyaadka Al-shabaabiyo 17 kale Oo Duqeeyn Lagu Dilay ,

    Duqeyntaan oo ay iska kaashadeen ciidanka xoogga dalka iyo saaxiibada caalamiga ah ee taageera ayaa waxeey kadhacday degaanka amreereey oo hoostaga degmada jilib ee gobolka jubada dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Duqeyntaan oo ay iska kaashadeen ciidanka xoogga dalka iyo saaxiibada caalamiga ah ee taageera ayaa waxeey kadhacday degaanka amreereey oo hoostaga degmada jilib ee gobolka jubada dhexe.

Duqeynta ayaa waxaa lala bartilmaameedsaday goob ay kudhuumaanayeen horjoogayaal iyo maleeshiyaad katirsan argagixisada al-shaabaab.

Maleeshiyaadka lagu dilay duqeeynta ayaa 17 iyo sidoo kale horjoogihii dhanka maaliyada jubooyinka uqaablsan al-shabaab kaasi oo lagu magacaabo (Sheikh Cabdulaahi Cali aadan)

Saraakil ciidankumaandooska xoogga dalka ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida ayaa sheegay horjoogaha iyo maleeshiyaadka markii la duqeeynayay ineey kudhumaanayeen keeydii warshadii sonkorta ee mareereey halkaasi lagu dilay dhamaantood.

Ciidanka xoogga dalka ayaa inta badan gobolada dalka kawada howlgalo lagu bartilmaameedsanayo maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip