Ciidanka Xoogga Dalka Oo Al-Shabaab Qasaare kugaarsiiyay Degmada Balcad

0
Tuesday September 08, 2020 - 06:59:44 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1696
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Oo Al-Shabaab Qasaare kugaarsiiyay Degmada Balcad

    Ciidanka Xoogga dalka oo kafeejigan dhagarta cadawga ayaa iska caabiyay weerar maleeshiyaadka Al-Shabaab ay isku dayeen ineey kusoo qaadan magaalada balcad ee gobolka shabeelada dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga dalka oo kafeejigan dhagarta cadawga ayaa iska caabiyay weerar maleeshiyaadka Al-Shabaab ay isku dayeen ineey kusoo qaadan magaalada balcad ee gobolka shabeelada dhexe. Ciidanka ayaa halkaas qasaare xoogan kugaarsiiyay maleeshiyaadkii weerarka sooqaaday.                                                                                                                                    Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Idaacadda   Ciidamadda Qalabka Sida usheegay in maleeshiyaadka Al-Shabaab balcad ay kala laabteen iyagoo wata meydad badan.                                                                                          14 maleeshiyaad ah ayay Ciidanka xoogga dalka kudileen  magaalada balcad  kuwaasi oo ay kujiraan horjoogayaal islamarkaasna uu kamid yahay horjoogihii howlgalada  shabeelada dhexe uqaabilsanaa                                         Faah faahin dheeraad ah halkaan kala soco.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip