Ciidanka Xoogga Dalka Oo Gaaray Degaano Hoosyimaado Degmada Ceel-buur Ee Gobolka Gal-guduud,

0
Wednesday August 12, 2020 - 20:57:38 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 566
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Oo Gaaray Degaano Hoosyimaado Degmada Ceel-buur Ee Gobolka Gal-guduud,

    Ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ayaa degaanka degaanka bulacle oo hoostaga degmada ceel-buur ee gobolka gal-guduud halkaasi oo fariisimo cusub ay kasameeysteen halkaasi oo maleeshiyaadka al-shabaab ay kudhibaateeynayeen shacabka kudhaqan. Ujeedka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ayaa degaanka degaanka bulacle oo hoostaga degmada ceel-buur ee gobolka gal-guduud halkaasi oo fariisimo cusub ay kasameeysteen halkaasi oo maleeshiyaadka al-shabaab ay kudhibaateeynayeen shacabka kudhaqan. Ujeedka ciidanka ayaa ah in maleeshiyaadka al-shabaab laga saaro degaanada ay kaga suganyihiin gal-guduud.
Kahor inta aysan kasoo amba bixin magaalada dhuusa-mareeb waxaa soo sagootiyay madaxweeyne kuxigeenka gal-mudug Cali Daahir Ciid iyo masuuliyiin kale oo katirsan maamulka galmudug sida uu kusoo waramayo wariyaha Idaacadda C.Q.S ee qeybta 21-aad Cabdulaahi Warsame Rooble.







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip