
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Soomaaliyeed Oo Qaadanaya Askar Ladoonayo Inay kamid Noqdaan Ururka 6-aad Ee Gor-gor,
SHAQO SHARAF LEH IYO MUSTAQBAL LAGU KALSOONAAN KARO DARTEED
OGEEYSIIS OGEEYSIIS
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu dhalinyarada Soomaaliyeed ee jecel inay kamid noqdaan Ciidanka Xoogga Dalka ee kusugan gobolada dalka oo dhan ogeeysiinayaa in laga qaadanayo Ururka 6-aad ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee gor-gor kuwaasi oo lagu tababari doono kulliyadda Turk-som ee magaalada muqdisho Taariikhdu markeeytahay 13-ka Sabtembar 2020.
Hadaba qofkii daneeynaya inuu kamid noqdo waxaa lagu wargalinayaa inay udiyaargaroobaan laga bilaabo 10-July-30-July 2020
Araajida waxaad kusoo diri-kartaan Email-ka: Tababarxds2020@gmail.com Faah Faahin dheeraad ah kala xiriir Tell: 0614796410
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Soomaaliyeed Oo Qaadanaya Askar Ladoonayo Inay kamid Noqdaan Ururka 6-aad Ee Gor-gor,
SHAQO SHARAF LEH IYO MUSTAQBAL LAGU KALSOONAAN KARO DARTEED OGEEYSIIS OGEEYSIIS Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu dhalinyarada Soomaaliyeed ee jecel inay kamid noqdaan Ciidanka Xoogga Dalka ee kusugan gobolada dalka oo dhan ogeey