Ciidanka Xoogga Dalka Oo Degaano Hoosyimaada Janaale kudilay ku Dhawaad 20 Maleeshiyaad katirsan Argagixisada Al-Shabaab.

0
Sunday May 31, 2020 - 00:16:08 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1138
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Oo Degaano Hoosyimaada Janaale kudilay ku Dhawaad 20 Maleeshiyaad katirsan Argagixisada Al-Shabaab.

    Kadib howlgal qorsheysan oo ay Ciidanka Xoogga dalka ka sameeyeen tuulooyinka buulo urunji, busleey, oo hoosyimaado degaanka Janaale ee gobolka shabeelaha hoose ayay ku dileen 18 kamid ah maleeshiyaadka argagixisada al-Shabaab kuwaasi oo ku dhuumaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib howlgal qorsheysan oo ay Ciidanka Xoogga dalka ka sameeyeen tuulooyinka buulo urunji, busleey, oo hoosyimaado degaanka Janaale ee gobolka shabeelaha hoose ayay ku dileen 18 kamid ah maleeshiyaadka argagixisada al-Shabaab kuwaasi oo ku dhuumaaleysanayay dhulka howdka ah ee tuulooyinkaasi. Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka oo lahadlay Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida ayaa sheegay howgalka inuu yimid  kadib markii dadka degaanka ay lasoo wadaageen xogta maleeshiyaadka dhuumaaleeysanayay sidaasna ay ugu suuragashay in howgal qorsheysan lagu dilo 18 kamid ah argagixisada islmarkaasna laga gubay doonyo ay isaga kala gudbi jireen wabiga shabeele mara janaale iyo degaanada kale ee gobolka shabeelaha hoose.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip