Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Beeniyay in Ciidanka Xoogga Dalka ay ku lug lahayn Dhacdadii kadhacday Degaanka Gololeey

0
Thursday May 28, 2020 - 20:18:26 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1561
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Beeniyay in Ciidanka Xoogga Dalka ay ku lug lahayn Dhacdadii kadhacday Degaanka Gololeey

    Taliyaha guutada 3-aad qeybta 27-aad Col:abshir maxamuud (shitaqeey) ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay in Ciidanka xoogaa dalka aysan wax lug ah ku lahayn dil sideed dhalinyaro ah loogu geeystay degaanka gololeey oo hoosyimaado degmada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha guutada 3-aad qeybta 27-aad Col:abshir maxamuud (shitaqeey) ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay in Ciidanka xoogaa dalka aysan wax lug ah ku lahayn dil sideed dhalinyaro ah loogu geeystay degaanka gololeey oo hoosyimaado degmada balcad ee Gobolka shabeelaha dhexe. Taliyaha ayaa tilmaamay in haatan ku jiraan baaritaano ku aadan qaabkii loo soo qabanlahaa ragii ka dambeeyay dhacdadaasi balse wax shaqo aysan ku laheyn Ciidanka Xoogga Dalka oo u taagan difaaca dadka Soomaaliyeed balse aysan ka suuroobin in ay dilaan dadkii ay difaacayeen.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip