Muwaadin Qaado Taloiyonka Caafimaad Ee Kahortaga Xanuunka Covid-19

0
Sunday March 29, 2020 - 20:26:22 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1110
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muwaadin Qaado Taloiyonka Caafimaad Ee Kahortaga Xanuunka Covid-19

    Doowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal xoogan kubixineeysa kahortaga xanuunka Covid-19 kaasi oo ah xanuun safmar ah dunida oo dhan saameeyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal xoogan kubixineeysa kahortaga xanuunka Covid-19 kaasi oo ah xanuun safmar ah dunida oo dhan saameeyay  Xukumadda Soomaaliya ayaa sameeysay goobo lagu karantiilo dadka uu soorito xanuunkaasi  waxaana dalka lakeenay sheeybaarkii lagu ogaanayay xanuunka sidookale waxaa labilaabay barnaamijyo lagu wacyigalinayo bulshada looga hortago qatarta xanuunka.                            Hadaba waxaa lajoojiyay duulimaadyadii caalamiga iyo kuwa gudaha si loojoojiyo faafitaanka xanuunka Covid-19 hadaba qofkasta oo Muwaadin Soomaaliyeed ah waxaa wanaagsan inuu qaato talooyinka caafimaad ee kahoraga xanuunka Covid-19                                                                                                                                 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip