Wasiiru-dowlaha arrimaha gudaha oo maanta booqaday xabsiga dhexe ee Xamar+Sawirro

0
Sunday April 17, 2016 - 09:20:32 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 922
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiiru-dowlaha arrimaha gudaha oo maanta booqaday xabsiga dhexe ee Xamar+Sawirro

    Wasiiru dowlaha Arimaha Gudaha iyo federaalka Cabdirashiid Maxamed "Xiddig" ayaa maanta kormeeray , Xabsiga dhaxe ee Xamar , isagoo indha indheeyay xaalada maxaabiista ku hirta xabsigaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiiru dowlaha Arimaha Gudaha iyo federaalka Cabdirashiid Maxamed "Xiddig" ayaa maanta kormeeray , Xabsiga dhaxe ee Xamar , isagoo indha indheeyay xaalada maxaabiista ku hirta xabsigaasi.

Wasiiru dowlaha arimaha Gudaha, oo ay wehliyeen ,Taliyaha ciidanka asluubta Somaaliyeed , Gudoomiyaha Ururka haweenka gobolka Banaadir iyo mas’uulayin kale ayaa ku soo wareegay qeybaha uu ka koobanyahay xabsiga iyagoo la qadeeyay maxaabiista .

Taliyaha Ciidanka asluubta Somaaliyeed Sareeye Gaas Bashiir Maxmaed Jaamac, oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay booqashada ay mas’uuliyiintaasi ku tageen xabsiga, isgoo balan qaaday in wax walbo uu xaq u leeyahay maxbuuska ay xil iska saarayaan.

"mudnae Wasiir sharaf ayeey noo tahay inaan maanta na soo booqatiin lana qadeeysaan dhalinyrada sida ay wax u cunayaan waxayna xaq u leeyahiin iney helaan waxbarasho madadaalo waxaana balan qaadaynaa inaan joogteeyno barnaamijyadaasi” ayuu yiri Jeneraal Bashiir.

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobalka Banaadir Jawaahir "Baarqab”ayaa ugu baaqday ummadda Soomaaliyed, iney ka qeyb qaaatan horumarka maxaabiista ku xiran xabsiga dhaxe ,ee Xamar,

Wasiiru Dowlaha Arimaha Guddaha iyo Federaalka Xukuumadda Somaaliyeed Mudane Cabdirashiid Maxamed Xidig.ayaa dhalinyaradda ku xirin xabsiga dhaxe Xamar ugu baaqay in ay u hogaasamaan sharciga, dalka.

Majaajiliistaha Habbi Qaliif ayaa maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe u jilay sheekooyin qosol badan oo ay aad ugu riyaaqeen.

DSC02025DSC02014DSC01985DSC01981DSC01977DSC01972DSC01962DSC01961DSC01960DSC01958DSC01956DSC01955DSC01901DSC01893DSC01880 - CopyDSC01879 - CopyDSC01875 - CopyDSC01873 - CopyDSC01871 - CopyDSC01870 - CopyDSC01869 - CopyDSC01866 - CopyDSC01851 - CopyDSC01850 - CopyDSC01844 - CopyDSC01830 - CopyDSC01805 - CopyDSC01797 - CopyDSC01795 - CopyDSC01789 - CopyDSC01787 - CopyDSC01747 - CopyDSC01746 - CopyDSC01745 - Copy





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip