Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah

0
Sunday September 20, 2026 - 23:07:16 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 8
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah

    Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah oo booqasho ku jooga dalka, kuwaas oo uu wehliyo Danjiraha Jamhuuriyadda Carabta Masar u fadhiya Sooma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah oo booqasho ku jooga dalka, kuwaas oo uu wehliyo Danjiraha Jamhuuriyadda Carabta Masar u fadhiya Soomaaliya, Mudane Maxamed Salaax Keshtah.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal, iyadoo labada dhinac ay isweydaarsadeen aragtiyo ku saabsan arrimaha danaha wadaagga ah iyo horumarinta iskaashiga dhinacyada difaaca iyo amniga.

 

Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa bogaadiyey garab-istaagga Masar ee ilaalinta madaxbannaanida iyo midnimada Soomaaliya, iyo taageerada ay Dowladda Masar siiso dadaallada Soomaaliya ee la dagaallanka argagixisada iyo dib-u-dhiska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

 

 

FB_IMG_1789907045012.jpgFB_IMG_1789907040228.jpgFB_IMG_1789907042742.jpg




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip